Wasiir Fiqi: “Galmudug ma jirto dhinac ay u janjeerto iyo dhinac ay ka xaglinayso”

Wasiir amniga Galmudug ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in maamulkiisa uu janjeero dhinaca DF, uusana dhexdhexaad ka aheyn shirka Dhuusamareeb. “Madaxda Galmudug waxay dadaal xooggan iyo xiriiro joogto ah ku bixinayaan sidii Shirka lagu gorfaynayo arrimaha siyaasadda dalka looga soo wada qeybgali lahaa” ayuu yiri Wasiir Fiqi. Waxaa uu intaas ku daray in maamulka … Continue reading Wasiir Fiqi: “Galmudug ma jirto dhinac ay u janjeerto iyo dhinac ay ka xaglinayso”